Meyd laga soo saaray Dhismo soo dumay & Cumar Filish oo digniin culus diray (Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamud (Cumar Filish) ayaa maanta markale booqday dhismaha qadiimiga ah ah ee wasaarada arimaha gudaha ee degmada Boondheere halkaas oo laga soo saar meydka gabar 15-Jir ah oo uu kusoo dumay dhismahaasi. Shalay ayey markii waaxda gurmadka deg dega iyo dabdamiska ee D.H.Xamar oo kaa shaneysa dadka deegaanka ay ku guuleesteen … Continue reading Meyd laga soo saaray Dhismo soo dumay & Cumar Filish oo digniin culus diray (Sawirro)